Arday farsamada gacanta bartay oo tababar loogu soo xeray Qardho

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Horn Vision ayaa magaalada Qardho tababar 6 bilood ah ugu soo xirtay 100 arday oo iskugu jira wiilal iyo...

Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo si Online u iibiya alaabaha Jiifka

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaro ku shaqaysta farsamada gacanta kuwaas oo ku nool Baladweyne ayaa baraha bulshada ka bilaabay in ay iibiyaan agabayada guryaha...

Mashruuc ka shaqaynaya xuduudaha dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya oo laga furay Kismaayo

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha gudaha fadaraalka iyo dib u hishiinta maamulka Jubbaland oo kaashanaysa dawladda Ingiriiska ayaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay mashruuca...

Garoonka labaad ee ugu mashquulka badan dunida oo shaqadiisa dib u bilaabaya

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Garoonka diyaaraddaha Dubay ayaa si tartiib tartiib ah dib ugu furmaya, xili ay yaraadeen daaddad kii ku soo rogmday. Hawllaha garoonka...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula.

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo Radio Beerlula waxaana soo jeedinaya  Cabdimajiid Aweeys Isaaq.

Garoonka diyaaradeed ee ugu fiican qaaradda Afrika oo la shaaciyay

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Garoonka diyaaraddaha ee magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa loo magacaabay kan ugu wanaagsan qaaradda Afrika, kaddib xog...

Kulan looga hadalayay xaalada Barakacayasha oo lagu qabtay Kismaayo.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafmaadka Dowalad Gobaleedka jubaland ayaa magaalada Kismaayo kulan kula yeeltay masuuliyiin ka socday hay'adda Save the Children kaasi oo...

Tababar kusaabsan kobcinta aqoonta ganacsiga xoolaha oo laga daahfuray Jowhar.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha maamulka Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar ee Gobalka shabeellada dhaxe ka furtay tababar ku saabsan kobcinta aqoonta ganacsiga...

Agab caafimaad oo lagu wareejiyay maamulka magaalada Marka.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka Magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose  ayaa agab caafimaad kula wareegay dekadda magaalada Muqdisho iyadoo deeqdaan aay soo...

Saynisyahanno ku baaqay in la yareeyo isticmaalka hilibka xoolaha.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Saynis yahanno badan ayaa ku talinaya in la yareeyo isticmaalka hilibka xoolaha ama xayawaanada kale ka yimaadda, iyaga oo ku...