In ka badan 50 gabdhood oo bartay shareecada islaamka oo ka qalin jabiyay machadka...

Baladweyne (Radio Beerlula)- Munaasabadan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkana shahaadooyin lagu guddoonsinayay 50 gabdhood oo baratay shareecada islaamka...

Dowlada Hindiya oo ku guuleysatay in ay ku degto dayaxa dushiis

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Hindiya ayaa ku guulaysatay inay dayax-gacmeed ku dejiso dayaxa, iyadoo noqotay waddankii afraad ee sidaas sameeya. Wajigii ugu dambeeyay ee hawlgalka...

Arday baratay Qur’aanka Kariimka oo munaasabad loogu qabtay magaalada Garoowe.

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jibinayeen arday dhameysatay qur'aanka kariimka iyo maadooyinka dugsiga...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedineysa Sacdiyo Maxamed...

Gaadiid lagu wareejiyay qaar ka mid ah wasaaraddaha Jubbaland

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Wasiirka qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ee dowlad goboleedka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa lix gaadiid ah ku wareejiyay wasaaraddaha Beeraha,...

Madaxweynaha Soomaliland oo dhagax dhigay Isbitaalka dhimirk ee magaaladda Berbera.

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Soomaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa magaalada Berbera ee xarunta Gobalka Saaxil Ka dhagax dhigay Dhismaha Cusbitaalka dhimirka. Munaasabad...

In kabadan 25 Arday oo ka ka qalinjibisay Jaamacada Qur’aanka ee Hargeysa.

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee maamulka Soomalind ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 25 Arday oo bartay...

Garoon diyaaradeed oo loogu magac darayo boqoradii Ingiriiska ee geeriyootay.

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Garoon diyaaradeed oo ku yaala magaalada Le Touquet ee Waqooyiga dalka Fransiiska, ayaa dhawaan loogu magac dari doonaa boqoradii Ingiriiska...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo Radio Beerlula, waxana soo jeediniya Aadan Cabdi Axmed. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/741484527749545

Ciyaartoyda ka qeyb galaya tartan oradka oo diwaangelintooda laga bilaabay Hargeysa.

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Xirirka Ciyaaraha fudud ee somaliland oo kashanaya wasarada ciyaraha somalind ayaa shaaciyay tartan dhinaca orodka ah tartan dhinaca orodka ah ayaa...