Olole bacaadka looga saarayo wadooyinka oo laga bilaabay Kismaayo

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dadka ku nool waaxda Bariisaay Xaafadda Farjanno ee magaalada Kismaayo ayaa bilaabay olole bacaadka looga qaadayo waddooyinka kadib marki gaadiidka...

xafiiska xaquuqda aadanaha oo laga hirgeliyay magaalada Muqdisho oo xariga laga jaray.

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Haweenka iyo horumarinta xaquuqda aadanaha XFS khadiijo Maxamed Diiriye iyo Maxamed Abuukar Subeeyr Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra'iisul...

Wasiiro ka tirsan Hirshabeelle oo daah furay dib u dhis lagu sameynayo wadada isku...

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirada arrimaha gudaha maaliyadda, iyo gaadiidka Hirshabeelle ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayay dib u dhis lagu sameynayo...

Madaxda Yurub oo ka xaajoonaya soo galootiga

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra'iisul wasaarayaasha dalalka Talyaaniga iyo Holland, iyo guddoomiyaha guddiga Yurub, ayaa maanta ku sugan dalka Tunisia, iyagoo isku dayaya inay...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Dal Yurub ku yaalla oo dadkiisa lacag ku siinaya inay kabaha toshaan

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Faransiiska ayaa bilaabaya barnaamij lacag lagu siinayo dadka inay dayactirtaan dharkood iyo kabaha intii ay tuuri lahaayeen oo ay kuwo...

Bandhiga Farshaxanka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bandhigan farshaxanka ah oo lagu soo bandhiyay madxafka qaranka soomaaliya ee magalada muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka waxbarashada...

Bulshada ku Nool deegaanka jiicaanyo oo hoostimaada Badhan oo codsaday xarumo caafimaad

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bulshada kunool Deegaanka Jiicaanyo oo hoosyimaada degmada Baran ayaa Wasaaradda Caafimaadka Puntland ka codsaday in Deegaanka Laga Dhiso Goobo Caafimaad. Deegaanka...

Munaasabad lagu daahfurayay habka qorsheynta iyo nashqadeynta magaalooyinka oo lagu qabtay Dhuusamreeb.

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhuusa-Mareeb ee xaruunta maamulka Galmudug ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo badhigayay Habka qorsheeynt iyo nashqadaynta magaalooyiinka casriga oo...

Waddo muhiim ah oo laga dhagax dhigay Muqdisho

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Miqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa dhagax-dhigay Laamiga Via Liberia ee isku xira Isgoyska...