Tuesday, April 7, 2020

Tababar loogu baranayo ka hortaga xanaaqa oo ka furmay Muqdisho

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa aqalka dowlada hoose ee Xamar ka daah furay Tababar soconaya...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa warka Subaxnimo  ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Nin ku nool Baladweyne oo nolosha reerkiisa ka mareeya jilinka ruwayadaha

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maxamed Cismaan ShikShik waxaa uu ku nool yahay magaalada Baladweyne nolol maalmeedkiisa ayuu ku maareeya Jilitaanka  majaajilooyinka ama Ruwaayadaha. Maxamed ayaa lagu casuuma...

Maamulka degmada Baladweyne oo hay’addaha samafalka kala hadlay sidii biyo nadiif ah loo gaarsiin...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiye ku xigeenka arimaha bushada degmada Baladweyne Cabdiraxman Maxamed Xuseen oo la hadlay radio Beerlula ayaa sheegay in ay la kulmeen ha'yadaha...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa warka habeenimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Tababar loo soo xiray ciidamo loo diyaariyay sugidda amniga Muqdisho

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Khayre,  ayaa xarunta tababarka ciidanka booliiska ee General Kaahiye ee magaalada Muqdisho  tababar ugu soo...

Shir looga hadlayo awood siina haweenka oo ka furmay Muqdisho

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu  qabtay shirka qaran ee horudhaca wada tashiga arimaha haweenka  oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Haweenka Iyo...

Hal abuur ganacsi oo cusub oo laga hirgeliyay Kismaayo

Baladweyne(Radio Beerlula)- Shamso Maxamed Yuusuf oo ka mid ah haweenka ku nool magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose ayaa sameysatay  Goob lagu sharaxo...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Biyo la’aan ka jirta deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegay in deegaano u dhexeeya magaalooyinka dhuusamareeb iyo guriceel xiligan ay ka jirto biyo la’aan sameysay...