Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Maxamad Yuusuf...

mashruuc lagu horumarinayo helitaanka caafimaadka Hooyada iyo dhallanka oo laga daahfuray Muqdisho

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasiirka Cafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu horumarinayo helitaanka caafimaadka Hooyada iyo dhallanka oo...

Maamulka Madarasada Xamza ee dhoobleey oo sheegay in ay haysato baahiyo dhanka agabka.

Baladweyne(Radio Beerlula)-Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa ku soo badanayay Sanadihii danbe Madaarista ubadka lagu baro Qur’aanka Kariimka ah iyo xifdintiisa Madarasada Xamza waxaa...

Tababar ku saabsan hogaaminta wanagsan iyo maamul wanaaga shaqada oo lagu soo gunaanaday Hargeysa

Baladweyne(Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyada ayaa tababar ugu soo xiray Magaalada Hargeysa 110 kamida shaqaalaha wasaarada maaliyada. Tababarka ayaa ku saabsanaa hogaaminta wanagsan iyo...

Wejiga Labaad ee Wadatashiga Diyaarinta Istaraatijiyadda Qaranka ee Warbaahinta iyo Wada-Xiriirka oo lagu qabtay...

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka Daah furtay Wejiga Labaad ee Wadatashiga Diyaarinta Istaraatijiyadda Qaranka ee Warbaahinta...

Tirada dadka ku dhintay daadadka ka soo rogmaday biyo xireenka dumay ee Ukraine oo...

Baladweyne(Radio Beerlula)-ITirada dadka ku dhintay daadadka ka soo rogmaday biyo xireenka dumay ee Kakhovka, ayaa gaartay 16 qof sida ay sheegeen saraakiisha Kiyeef. Saraakiisha Ruushka...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Tababar ku saabsan wacyigilinta dhalinyarada oo lagu qabtay Burco

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdirashiid Yaasiin Muuse ayaa Magaalada Burco ugu daahfuray Tababar Ku Saabsan Wacyigelinta...

Munaasabad lagu so sagootinaayay arday Wax ka baratay iskuulka Sheekh Xasan Yuusuf oo Lagu...

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Marka ayaa lagu qabtay munaasabad lagu sagootinayay arday dhameeysatay fasalka afaraad ee dugsiga sare islamarkaana ka aflaxday dugsiga hoose...

Shir looga hadlayo Taabba gelinta nidaamka Dowladnimada loo-dhanyahay oo laga daahfuray magaalada Dhuusamareeb.

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka furay Shir looga hadlayo Taabba gelinta nidaamka Dowladnimada loo-dhanyahay. Shirkan oo...