Isbitaalka Degmada Xamar Weyne oo lagu wareejiyay agab ka koobaan solar System iyo...

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka caafimaadka xukuumada soomaaliya ayaa ku wareejiyay masuuliyiinta degmada Xamarweyne agab ka kooban solar system iyo gaari loogu adeegi doono xarunta caafimadka...

Maraykanka oo qarka u saaran “lacag la’aan” baahsan.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dowladda Maraykanka ayaa muddo toddobaadyo gudahood ah wajihi karta lacag la’aan baahsan, waa haddii loo oggolaan waayo in ay qaadato deyn dheeraad...

Kulan loogu hadlayay doorka haweenka ay ku leeyihiin Siyaasada oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ku qabatay kulankan looga hadlayay xuquuqda siyaasadda dumarka ee dawladaha...

Shirka Maareeynta Musiibooyiinka Heer degmo oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Duqa Caasimada Hargeysa ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirwaynaha Maaraynta Masiibooyinka ee Heer Dagmo oo ay iska kaashanayaan Ururka Dowladaha Hoose...

In ka badan 60 ardey oo dhameeyay jaamacadda Ummadda oo difaacatay buuga qalin jabinta.

Baladweyne (Radio Beerlula)-;Munaasabad buuga qalin jabinta ay ku difaacanayeen 60 ardey oo dhameeyay kuliyadda cilmiga bulshada ee jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada...

Fatahaada webiga Shabeelle oo sameyn ku yeelatay goobaha Waxbarshada Beledweyne.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Goobaha waxbarashada ee Magaalada Baladweyn ayaa albaabada loo laabay kadib markii uu wabiga Shabelle ku fatahay afarta xaafadood ee magaalada isla markaana...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula.

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya  Sacdiya Maxamed...

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay xiliga la qaadi doono imtixaanka qaranka ee dugsiyadda...

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in 27-ka bishan May la qaadi doono Imtixaanka Qaranka ee...

Maamulka degmada Baladweyne oo kormeeray qeybo ka mid ah meelaha uu ka fatahay webiga...

Baladweyne (Radio Beerlula)- Guddoomiyaha degmada Baladweyne Cumar Cismaan Calasow iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka degmada Baladweyne ayaa kormeeray xaafaddaha Howlwadaag, Kooshin iyo Buundo...

Digniin ku saabsan roobab mahiigan ah oo ka da’aya Baladweyne iyo guud ahaan dalka...

Baladweyne (Radio Beerlula)- Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka ee SODMA  ayaa shaacisay in 10-ka ilaa 17-ka bishan  lagu wado in roobab mahiigan ah ay ka...