Mid kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo ka digay cudurada ku dhaca maqaarka

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dr Aadan Yuusuf Xuseen oo kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo u waramay Radio Beerlula ayaa bulshada ugu baaqay ineey ka digtonaadaan cudurada...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula.

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo Radio Beerlula waxaana soo jeedinaya Cabdinajiib Aweeys Isaaq.

Biyo mareeno loogu tala galay xili roobaadka oo laga sameeyay magaalada Qardho

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Degmada Qardho ee gobalka karkaar ayaa sameeyay biyo furino ay biyaha maraan xiliyada roobka si aysan biyaha ugu fatahi Magaalada Qardho. Ololahan...

Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee xarunta Dalka Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay tartanka kubada cagta kaasi oo ka socday Garoonka Banaadir ee degmada Deeyniile Xiritaanka...

Sara u kac ku yimid qiimaha qudaarta suuqyada Jowhar

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa sakarac uu ku yimid qiimaha la iibiyo qudaarta suuqyada magaalada jowhar ee caasimada maamulka Hirshabeelle kadib markii wax soo saarka beralayda...

Roobab mahiigana iyo daadad soo rogmaday oo dad ku dilay Tansaaniya

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ku dhawaad 60 qof ayaa ku dhintay tan iyo bilowga bishan Abriil roobab mahiigaan ah iyo daadad soo rogmaday oo ku dhuftay...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula.

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo Radio Beerlula waxaana soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.

Shirkaddaha diyaaradaha dunida oo hakad galiyay duulimaadyadii ay ku tagi jireen Israaiil.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dalal badan oo ku yaalla bariga dhexe ayaa si ku meel gaadh ah u xidhay hawadooda, ka dib weerarkii ay Iran ku...

Masjidka Faadumo Bintu Rasuul ee Deegaanka Ceelasha biyaha oo lagu bilaabay dayactir.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Masjidka Faadumo Bintu Rasuul oo ku yaala Deegaanka Ceelasha biyaha ee gobolka Banaadir isla markaana qabyo ahaa mudo 12 sana ah ayaa...

Xarun loogu talo galay in dhalinyarada ku caweeyaan oo laga hirgeliyay magaalada Guriceel

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhalinyaro ku nool  degmada guri ceel ayaa hilgaliyay  Xarun Cusub oo lagu magacaabo Elite play taas oo lagu tala galay in bulshada...