Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo Radio Beerlula, waxana soo jeediniya Cumar Yuusuf Aadan. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/1511876476005068

Abaarta dalka ka jirta oo saameysay ganacsiga Dhoobley

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ganacsatada ku nool magaalada Dhoobleey ayaa saameyn kala kulmay abaaraha ka jira dalka kadib markii ay yaraadeen bulshadii wax ka iibsan jirtay...

Shir looga hadlayay sidii shaqo abuur loogu sameyn lahaa Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu...

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Dhallinyarada ee Maandhis ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Shirkan oo looga hadlayay sidii shaqo abuur loogu sameyn lahaa Dhallinyarada Soomaaliyeed ee...

Olole dhir beeris ah oo laga daah furay Magaalada Dhuusamareeb.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Deegaanka iyo isbadelka Cimilada dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusa-mareeb ka daahfurtay wajiga koowaad olole loogu talagalay in ku geed lagu...

Arday baratay cilmiga caafimaadka oo munaasabad loogu qabtay magaalada Guriceel.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan oo aheyd mid ay ku qalinjibinayeen in kabadan 20 arday oo baratay maadada caafimaadka kana qalinjibisay Machadka Xudeyfa ayaa lagu qabtay...

Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay fursado ganacsi oo ay noloshooda ku maareeyaan

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro badan kuwaas oo dhameeyay jaamacadaha isla markaana abuurtay fursado ganacsi si ay...

In ka badan 400 qof lagu la’yahay duufaanta ku dhufatay Malawi.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Mas’uuliyiinta dalka Malawi ayaa sheegay inay korodhay tirada dadka la la’yahay duufaanta ku dhufatay dalkaasi iyadoo, ilaa iyo hadda lagu laa yahay...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula.

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad...

Madaraso cusub oo laga hirgeliyay deegaanka Maxamuud Gacal ee gobolka Hiiraan.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan oo xariga looga jarayay madrso cusub oo laga hirgiliyay Deegaanka Maxamuud Gacal ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa hirgiliyay dad muxsiniin ah...

Maalgalin loo sameeyay haween ganacsiyo yaryar ku leh Dhuusamareeb.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Bangiga Amal qeybtiisa magaalada Dhusamareeb ayaa Maalgalin ganacsi u sameyay  qaar ka mid ah haweenka ganacsiyada yar yar ku leh magaalada Dhuusamareeb. Haweenkaan...