Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Cumar Yuusuf...

Qoysas dib udajin loogu sameeyay kaamka Dheenxiito ee Magaalada Baladweyne.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskan oo deegannada Berxaano , Baareey, Baardheere iyo Dheenxiito ee gobolka Hiiraan uga soo hayaamay sameynta ka dhalatay abaarta ayaa dib u...

Saddex ceel biyood oo laga hirgeliyay deegaanka Daarusalaam ee gobolka Maroodi jeex.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay'adda Khayrigaa ee Alraxma Ayaa 3 Ceel-biyood Kahirgalisay Degaano katirsan Degmada Daarasalaam Ee Gobolka Maroodijeex. Warbixintan waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

in ka badan 30 qof oo ku geeriyooday dalka Hindiya kadib markii ay kusoo...

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ugu yaraan 32 qof ayaa dhintay ka dib markii ay duntay buundo ku taal gobolka Gujarat ee galbeedka Hindiya. Boqolaal qof ayaa...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya C/qaadir Cumar...

Hoos u dhac ku yimid Qiimaha kaluunka ee suuqyada magaalada Boosaaso

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo kaluunka lagu iiibiyo suuqyada magaalada Boosaaso ee gobolka Bari kadib markii kaluumeysatada ay...

Maraykanka oo fasaxaya in dalkiisa laga soo saaro 15 milyan oo foosto oo shidaala.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa qorshaynaya inuu fasaxo in illaa 15 milyan oo foosto oo shidaala, in laga soo saaro goobaha kaydka ee...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Maxamed Yuusuf...

Tababar Aqoontooda kor loogu qaadayo shaqaalaha wasaarada shaqada iyo shaqaalaha jubbaland oo lagu qabtay...

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda Shaqada & shaqaalaha Jubbaland ayaa tababar ku saabsan horumarinta qorshaha shaqo ee afarta sano ee soo socto uqabatay qaar kamid ah...

Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo shaqo ku waayay xirfadii ay barteen oo abuurtay fursado...

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro badan oo ka ganacsada iibinta dharka kuwaasi oo dhameeyay heerka 1 aad...