100 arday oo dhameysatay heerka 2-aad ee waxbarashada jaamacada Hormuud oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
269

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen Inkabadan 100 arday oo dhameystay heerka 2-aad eeĀ  waxbarashada jaamacada Hormuud oo kaa shaneeysa jaamacada Lincoln oo ku taala dalka Maleesiya.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here