Barnaamijyada Barnaamijka dhalinyarada ee Radio Beerlula. By admin - March 26, 2024 0 240 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Barnaamijka dhallinyarada ee Radio Beerlula todobaadkan waxaan diiradda ku saareynaa dhallinyarada Baladweyne ee u istaagay ineey danyarta ka caawiyaan si ay u helaan anfur iyo saxur Cabduqaadir Cumar Ibraahim. Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X