107 ardey oo ka qalin jabisay Collage ka Vision ee magaalada Boosaaso.

0
263

Baladweyne(Radio Beerlula)- In ka badan 107 ardey  oo iskugu jirta gadho iyo wiilal ayaa ka qalin jabiyay machadka  Vision International College ee magaalada Boosaaso, waxana  qeybgalay munaasabada maamulka College-ka , bahda waxbarashada Culimaa udiin,ardeyda qalin jabisay, waalidiin iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munasabadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here