Baledweyne ( Radio Beerlula )- Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay munaasabadd aay ku qalinjibinayeen arday ka baxday madarasatul Al:Hudda kuwaasi oo bartay Qur’aanka Kariimka.
waxa ka qeybgalay munaasabadda maamulka madarasada ,waalidiin bahda waxbarashada iyo bulshada qeybahooda kala duwan.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


