Kulan looga hadlayay caawinta Barakacayasha oo lagu qabtay Kismaayo

0
119

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Howlaha Guud dib udhiska iyo Guriyeynta Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Ksmaayo kulan Muhiim ah kula qaatay Masuuliyiin ka socday Hay’adaha UNICEF iyo WFP.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii hay,adaha aay wax uga qaba lahaayeen baahiyaha heeysto dadka Barakacayasha.

waxa soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here