150 Macalin oo lagu tababaray manhajka qaranka oo tababar loogu soo xiray Muqdisho

0
304

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasiiru dowlaha wasaarada  waxbarashada xukuumada fedraalka soomaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabir ayaa magaalada Muqdisho tababar ugu soo xiray 150 macalin kuwaasoo loo tababaray inay sii tababaran macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada.

Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabir  ayaa sheegay in  manhajka cusub ee macalimiitan lagu  tababaray uu ahmiyad  weyn ugu fadhiyo macalimiita Soomaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here