Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Guriceel ayaa lagu qabtay Munaasabad ah ku qalin jabinayeen 20 arday oo baratay Cilmiga Computer-ka Islmarkaana ka aflaxday Machadka Admo.
Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay Maamulka machadka , Waalidiin, Macallimiin, Bahda Waxbarashada iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


