Baladweyne ( Radio Beerlula )-Suuqa kala iibsiga xagaagan 2025 wuxuu noqday mid qarashkiisa aad u sareeyo, iyadoo kooxaha waaweyn ee Yurub ay lacag farabadan ku bixiyeen ciyaartoy cusub. Haddaba halkan hoose waxaan idiinku soo gudbineynaa 20ka heshiis ee ugu qaalisan ilaa hadda:
1. Florian Wirtz – €125m
Bayer Leverkusen ➝ Liverpool
– Weeraryahanka xulka Germany ayaa noqday ciyaaryahanka ugu qaalisan xagaagan, isagoo ka tegay Leverkusen.wuxuu ku lug yeeshay 122 gool iyo caawin, 197 kulan.
2. Matheus Cunha – €74.2m
Wolves ➝ Manchester United
– Red Devils ayaa dhaqaajisay lacagta lagu burburin karo heshiiskiisa si ay u helaan xiddiga reer Brazil.
3. Joao Pedro – €63.7m
Brighton ➝ Chelsea
– Chelsea ayaa mar kale raacday waddadii Brighton, Pedro wuxuu la tartami doonaa Delap iyo Jackson.
4. Dean Huijsen – €62.5m
Bournemouth ➝ Real Madrid
– Daafaca Spain ayaa ka doorbiday Arsenal, Chelsea iyo Liverpool inuu rumeeyo riyadiisa Real Madrid.
5. Tijjani Reijnders – €55m
AC Milan ➝ Man City
6. Milos Kerkez – €46.9m
Bournemouth ➝ Liverpool
7. Alex Baena – €45m
Villarreal ➝ Atletico Madrid
8. Franco Mastantuono – €45m
River Plate ➝ Real Madrid
9. Jeremie Frimpong – €40m
Bayer Leverkusen ➝ Liverpool
10. Jean-Clair Todibo – €40m
OGC Nice ➝ West Ham (Amaah rasmi laga dhigay)
11. Rayan Ait-Nouri – €36.8m
Wolves ➝ Man City
12. Rayan Cherki – €35m
Lyon ➝ Man City
13. Liam Delap – €35m
Ipswich ➝ Chelsea
14. Mathys Tel – €35m
Bayern Munich ➝ Tottenham
15. Jarell Quansah – €35m
Liverpool ➝ Bayer Leverkusen
16. Charalampos Kostoulas – €35m
Greece ➝ Brighton (Wonderkid la filayo in uu iftiimo)
17. Estevao Willian – €34m
Palmeiras ➝ Chelsea
18. Habib Diarra – (Qiime ku dhow €30m)
19. Jobe Bellingham – (Rekoodh u dhigma €30m)
Sunderland ➝ Borussia Dortmund
20. Nico Gonzalez – (Qiime hoose oo weli la sugayo xaqiijin rasmi ah)
Kooxo badan sida Arsenal, Real Madrid iyo Newcastle ayaa weli suuqa ka dhex muuqda, waxaana la filayaa in liiskan uu isbeddelo maalmaha soo socda. Suuqa wuu furnaan doonaa ilaa dhammaadka bisha August, taasoo la micno ah in heshiisyo kale oo waaweyn ay iman karaan.


