20 ka tirsan wadayaasha gaadiidka Hargeeysa oo Tababar loo soo Xiray.

0
41

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka soomaliland ayaa Magaalada Hagreeysa tababar la xariira shuurcda wada Marista ugu u soo xirtay 20 Darawal oo ka kala Socday 9aal Wasaradoood oo ka Tirsan Maamulka Soomaliland.

Munaasabada Tababarka loogu soo Xeriyay 20 Dalawar isl markana noqonaayo Dufcaadii 8aad ayaa waxaa ka qeeyb Galay madax ka tirsan Wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka soomaliland .

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.