200 oo arday oo buugooda qalinjibinta ka difaacdey Jaamacada New Generation Hargeysa

0
95

Balabadweyne ( Radio Beerlula )-In ka Badan 200 Ardey oo wax kabarta jaamacada New Generation gaar ahaan heerka labaad ee waxbarashada ayaa magaalada Hargeysa lagu qabtay munaasabad aay ku difaacanayeen bookooda qalin jabinta ee jaamacada

waxa ka qeyb galay munaasabada Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada iyo sayniska Somaliland Cabdixakiin Saciid Bustaale maamulka iyo macalimiinta jaamacada New Generation iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.