RW Soomaaliya oo soo gaba gabeeyay imtixaanka shahaadiga oo muddo shan maalmoood ah ka socday dalka

0
281

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ra’iisul wasaraaaha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo wasiirka waxbarashadda Soomaaliya mudane Cabdulahi Goodax Barre  ayaa soo xiray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka oo si guul iyo nabad-gelyo ah kusoo dhamaaday.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa booqday Xarunta Gahayr ee jaamacadda umadda Soomaaliyeed oo kamid ah goobaha imtixaanku maalmahaan ka socoday si uu u ogaado xaalada ardayda gashay imtixaanka uguna dhiiri galiyo in ay sii wadaan heerarka kala duwan ee Waxbarashada.

Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre ayaa ka waramaya kormeerka ra’iisul wasaaraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here