Nin dhalinyara ah oo ku nool Baladweyne oo Nolosha qoyskiisa ka maareeya iibinta cadayga

0
540

Baladweyne(Radio Beerlula)-Yuusuf Xasan Cabdi waxaa uu kamid yahay dhalinyarada xoogsatada ah ee ku noool magaalada Baladweyne si nolosha qoyskiisa u maareeyo waxaa uu deegaanada hoosyimaada magaalada  Baladweyne ka keena cadayga loo isticmaalo nadiifinta afka isago oo geeya meelaha ay dadka ku badanyihiin sida masaajida suuqyada lagu iibiyo dharka ,qudaarta iyo maqaayadaha si looga iibisado waxyaabaha uu wado.

warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here