Biyo dhaamin laga sameeyay deeganno ka tirsan galbeedka Baladweyne.

0
58

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deegaanka Xaaji Nuur iyo magaalada Farlibaax ee gobolka Hiiraan oo xiligan ay ka jirto biyo la’aan sameysay dadka iyo duunyada ayaa laga sameeyay biyo dhaamiin.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here