Barakacayaal ku nool Baladweyne oo dalbaday in la caawiyo

0
51

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoyasankan oo ku nool Kaamka Nasteexo oo ku yaalla Xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa xiligan soo food saartay duruufo nololeed oo ay ka mid tahay inaysan afuri iyo saxuur maadaama lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here