Caruur danyar ah oo ku nool Baladweyne oo loo qeybiyay dhar ay ku ciidaan.

0
56

Baladweyne (Radio Beerlula)-Inkabadan 30 arday oo dhigata qaar kamid ah dugysiyada Qur’aanka kariimka lagu barto ee ku yaalla xaafadda Kooshiin ee magaalada Baladweyne ayaa ka faa’idestay deeq dhar ah oo loogu tara galay iney ku ciidaan caruurta danyarta ah taasi oo ay bixiyeen qaar kamid ah macalimiinta dhigta Qur’aanka kariimka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here