Zidane oo shaaciyey liiska 19-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Athletic Bilbao

0
71

Baladweyne (Radio Beerlula)Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 19-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka horyaalka La Liga ay habeen dambe soo dhaweyn doonaan kooxda Athletic Bilbao.

Zinedine Zidane liiska uu magacaabay ee xiddigihiisa Real Madrid kulanka ay habeen dambe booqan doonaan kooxda Athletic Bilbao waxaa ka hoggaaminaya dhanka weerarka xiddigaha kala ah Karim Benzema, Vinícius Júnior iyo Eden Hazard.

Laakiin taasi badelkeeda waxaa Liiskan uu ku dhawaaqay tababare Zidane ka maqan, kabtanka kooxda ee Sergio Ramos, Dani Carvajal iyo Lucas Vázquez.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ay kala qeyb galayso kulanka ay habeen dambe soo dhaweyn doonaan kooxda Athletic Bilbao:

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here