Duqa Muqdisho oo daah furay Qorshaha Faaya-dhowrka Caafimaad caasimadda.

0
61

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa magaalada Muqdisho ka daah furay Qorshaha Faaya-dhowrka Caafimaad, Bad-Qabka dadka u adeega Bulshada iyo Bixinta Buuga Caafimaadka.

Munaasabadan daahfurka waxaa ka qeybgalay wasiirka wasaaradda cadaalada XFS C/qaadir Maxamed Nuur,xildhibaano ka tirsan dowlada fadaraalka Soomaaliya iyo masuuliyiinkale.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here