Imtixaanka fasalka 8-aad oo laga daah furay magaalada Baladweyne.

0
65

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Agaasimaha guud wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle Amiin Mukhtaar Axmed ayaa iskuulka mujamac ee magaalada Baladweyne si wada jir ah uga daah furay imtixaanka shahaadiga ee dugsiga dhexe kaasoo guud ahaan gobolka Hiiraan ay u fadhisteen in ka badan 2,717 ardey.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here