In ka badan 55 ardey oo ka qalin jabisay iskuulka Ramadaan oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
64

Baladweyne(Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen 55 ardey oo bartay cilmiga caafimaadka, Koombiitarka, luuqadaha English iyo Carabiga islamarkana ka qalin jabiyay iskuulka Ramadaan.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here