Aabe dhalay wiil ku xanuunsan Baladweyne oo dalbaday in lasoo caawiyo .

0
62

Baladweyne (Radio Beerlula)-Aaabe Isaaq Nuur Maxamed oo ku nool xaafadda Hoolwadaag ee magaalada Baladweyne waxaa uu heeysta wiil 1 sano jir ah oo la xanuunsan nabar uga soo baxay calosha taasi oo sababtay ineey bararto .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here