In ka 340 arday oo ka qalin jabisay jaamacada GREEN HOPE oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

0
63

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 340 arday oo ka baxay jaamacada GREEN HOPE isla markaana dhameeystay heerka 1 aad iyo heerka labaad waxbarashada jaamacada kuwaasi oo kula sugan gudaha dalka iyo dibadiisa.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here