Wafdi ka socda Sweden iyo qaramada midoobay oo soo gaaray Baladweyne.

0
67

Baladweyne (Radio Beerlula)- Safiirka dalka Sweden u fadhiya Somaaliya andreas von uexküll, ku xigeenka wakiilka qaramada midoobay ahna isku duwaha arrimaha bini’aadanimada qaramada midoobay Adam Abdelmoula, wasiirka beeraha Hirshabeelle Maxamed Cumar Ceymoy iyo xubno ka socda hay’adda cunnada iyo beeraha qaramada midoobay ee FAO ayaa kormeeray goob laga sameeyay biyo xireen oo ku taalla Hilo barde oo ka tirsan xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here