Guddiga horumarinta magaalada Garoowe oo lagu wareejiyay deeq lacageed

0
49

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deeqdan lacageed oo gaareeysay $18,000 oo loogu tala galay dhismaha buundada Cisbitaalka ee magaalada Garoowe isla markaana ay bixiyeen Shirkado iyo dad muxsiniin oo ku nool gudaha dalka ayaa Luul Maxamed Warsame oo ka mid ah guddiga gabdhaha iskaa wax u qabso waxaa ay ku wareejisay Guddiga horumarinta magaalada Garoowe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here