Wiilal Da’yar ah oo ku nool Baladweyne oo u istaagay ineey ka qeyb qaataan mareeynta nolosha qoysaskooda

0
61

Baladweyne (Radio Beerlula)-Caruutaan oo ku nool magaalada Baladweyne isla markaana u istaagay ineey waalidkooda u shaqeeyaan ayaa si casri ah u sameeya qololka lagu xanaaneeyo Qooleeda kuwaasi oo ka sameeysan jiingado ,alwaax iyo shabaq bir ah .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here