Munaasabad lagu soo bandhigayay wax soo saarka dalagyada beeraha gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Baladweyne.

0
79

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka beeraha iyo waraabka dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cumar Ceymoy iyo guddoomiyaha degmada Baladweyne Cismaan dhicisow dhuubow ayaa ka qeyb galay munaasabad midowga horumarinta iskaashatooyinka Baladweyne ku soo bandhigayeen wax soo saarka dalagyada beeraha gobolka.

Goobta munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay nuucyada kala duwan ee dalagyada ka soo go’a beeraha gobolka Hiiraan.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here