Shirka golaha wasiirada Hirshabeelle oo markii ugu horeysay lagu qabtay Baladweyne.

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle ahna ku simaha madaxweynaha Yuusuf Axmed Hagar ayaa shir guddoomiyay shirka golaha wasiirada Hirshabeelle oo markii ugu horeysay lagu qabtay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan tan iyo markii la doortay hogaanka maamulka Hirshabeelle 11-kii November sannadkii 2020-kii.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here