shirka wadatashiga caafimadka DFS iyo dowlad goboleedyada dalka oo kafurmay Garowe

0
91

Baladweyne(Radio Beerlula)-Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa waxaa ka furmay shirka wadatashiga caafimadka waxaana kasoo qeybgalay wasiirka wasaarada Caafimadka DFS iyo masuulinta wasaaraddaha caafimaadka Dawladaha xubnaha ka ah dawlada federaalka iyo gobolka Banaadir.

Warbixintan waxaa la diyaara Maxamed Yuusuf Cabdulahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here