In ka badan 55 ardey oo ka qalinjibiyay jaamacadda Nile ee Muqdisho

0
44

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen islamarkana shahaadooyin lagu guddoonsiinayay 55 ardey oo ka baxay jaamacadda Nile, kuwaasoo baratay culuumta koombitaarka, caafimaadka, iyo dhaqaalaha.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan dowladda, maamulka jaamacadda Nile, bahda waxbarashada, waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here