Olole nadaafadeed oo wali ka socda magaalada Baladweyne.

0
43

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda olole nadaafadeed oo kor loogu qaadayo bilicda magaalada iyadoona maanta olole nadaafadeed laga sameeyay xaafadda howlwadaag.

Ololahan ayaa ah mid si guud uga socda xaafaddaha magaalada Baladweyne iyo xarumaha maamulka iyadoona looga gon lee yahay sidii kor loogu qaadi lahaa bilicda magaalada sida u radio Beerlula u  sheegay ku xigeenka duqa magaalada Baladweyne Cabdi Xuseen Cismaan Canjeex.

Warbixintan waxaa noo haya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here