Dhalinyaro isxilqaantay oo olole nadaafadeed ka sameeyay suuqa qudaarta Baladweyne.

0
60

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dhalinyarada ururka isxilqaan ee magaalada Baladweyne ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay suuqa qudaarta ee xaafadda Buundo weyn halkaasoo ay yaaleen qashin fara badan oo u badan baco iyo nuucyada kala duwan ee qudaarta oo lagu shubay suuqa.

Warbixintan waxaa noo haya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here