Horumar dhanka dhismaha oo si xowli ah uga socda magaalada Baladweyne.

0
40

Baladweyne(Radio Beerlula)- Inkastoo duruufo kala duwan oo ay horseedeen shilin Soomaali la’aanta iyo lacagihii forex ay ka jiran magaalada Baladweyne ayaa haddan waxaa magaalada ka socda horumar kala duwan oo dhanka dhismaha ah.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here