Shir dib u heshisiin oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Jowhar.

0
18

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa lagu soo gunaanaday shir dib u heshisiin oo muddo saddex maalmood ah u socday waxgaradka labada beelood oo dega deegannada Maandheere iyo Deymasame oo horey dirir salka ku heysa dhul beereed u dhaxmartay.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here