Iskuulka Hilaal oo qeyb cusub ka furtay xaafadda Nuur Xawaad ee Baladweyne.

0
129

Baladweyne(Radio Beerlula)- Munasaabadan oo lagu daahfurayay qeybta labaad ee iskuulka Hilaal kuyeelan doono xaafada Nuur-Xawaada ayaa waxaa kasoo qeybgalay aqoonyanayo maamulka iskuulka waxgaradka xaafada Nuur-Xawaad iyo marti Sharaf kale.

 

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here