Maamulka gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha wadada Warshadda Caanaha.

0
29

Baladweyne(Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa xarigga ka jaray waddada Laamiga ee hormarta Warshada Caanaha ee ku talla Degmada Hodan oo dib u dhis lagu sameeyay.
Gudoomiyaha degmada Hodan Cabdifitaax Xayir Ciise ayaa ka waramaya ahmiyadda wadadan.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here