26 arday oo ka qalinjibiyay jaamacada Hargeysa.

0
37

Baladweyne(Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ayaa waxa lagu qabtay munasaabad ay ku qalinjibinyeen 26 arday oo dhameystay kuliyada caafimaadka Hargeysa waxaana kasoo qeybgalay masuuliyiin kasocotay wasaarada Cafimaadka Soomaliland Culimo dhaqaatiir aqoonyahano iyo waalidiinta dhalay ardeyda qalinjibisay.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here