Hooyo Soomaliyeed oo ku nool Baladweyne oo codsatay in la soo caawiyo wiilkeeda oo xanuunsan.

0
63

Baladweyne(Radio Beerlula)-Saacid Axmed Muxumed waa wiil todobo jir  ah oo ku nool xaafada Howlwadaag ee magaalada Baladweyne gaar ahaan kaamka Nasiib isagoo mudo sanado ah la xanuunsanayo  biyo madaxa kaga jiro waxaana taasii usii dheer in uusan socon karin.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here