Olole nadaafadeed oo laga sameeyay jiinka webiga shabeele iyo qeybo ka mid ah Baladweyne.

0
47

Baladweyne(Radio Beerlula)-Uruka wacyigelinta iyo horumarinta gobolka Hiiraan ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay dhinacyada webiga shabeelle oo lagu shubay qashin iyo qeybo ka mid ah jidadka muhiim ee magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here