Diyaar garow ku saabsan dabal dega ciidul Adxa oo laga dareemayo suuqyada xoolaha Baladweyne.

0
42

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda diyaar garowga ciidul Adxa iyadoo mashquul badan laga dareemayo suuqyada lagu iibiyo xoolaha.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here