Haweenka iibiya dharka hay- iwareerinta ee ku nool Baladweyne oo codsaday in la caawiyo.

0
53

Baladweyne (Radio Beerlula)- Si nolosha reerkooda u mareyaan haweenkan ayaa dharka nuucyadiisa kala duwan xaafaddaha ugu geeya haweenka taasoo loo yaqaano hay-iwareerinta islamarkana bishii laga qaado lacago lagu heshiiyay.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here