Shirkad ardeyda iyo dadka dalxiiska u tagaya dalka Turkiga u fududeyn doonta viisaha oo laga daah furay Baladweyne.

0
35

Baladweyne (Radio Beerlula)- Munaasabadan oo lagu daah furayay shirkadda Askuni oo ardeyda waxbarashada u aadaya dalka Turkiga iyo dadka kale ee doonaya inay dalxiiska u tagan dalkasi u fududeyn doonta Viisaha dalka ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan, hogaanka shirkadda, iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here