Caruur iskugu jirta danyar iyo aqoon oo fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay madrasada Ibnu Cabaas ee Baladweyne.

0
31

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madarsada ibnu cabaas oo lagu barto qur’aanka kariimka islamarkana ka kooban iskuul hoose iyo dhexe oo ku taalla xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay 22 arday oo isugu jiro danyar iyo agoon kuwaasi oo aan awoodin in ay iska bixiyan qarashadka waxbarashada.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here